• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Daawo Badhasaabka Salal Oo ILaa Iyo Hada Raadinaya Danbiilayaashii Maayerka Garbo-Dadar Qoriga Ku Qabtay+VIDEO


Borama(Giriyaadnews)-Mudo laba bilood ku dhaw ayaa , ay socotaa  baadhitaanka iyo soo qabashada danbiilayaal fal isku day dil ah u gaystay maayerka degmada Garbo-Dadar ee gobolka Salal kuwaasi oo si badheedh ah qori ugu qabtay Maayerka  manajiraan ilaa iyo hada  talaabo wax ku ool ah oo ay qaadeen ciidamada Boliska  Salal oo ay ku soo qabanayaan nimankaasi , arintaasi oo keentay in tuhuno ay soo galaan madaxda gobolka Salal sida taliyaha qaybta Salal oo ay nimankaasi isku hayb yihiin iyo badhasaabka Salal oo isaguna ka cagojiidaya qabashada nimankaasi.

HADABA HALKAN KA DAAWO HADALADA BADHASAABKA SALAL EE ARINTAASI LA XIDHIIDHA

Giriyaadnews/Garbadadar/Salal

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: