• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Madaxweynihii Hore Ee Nelson Mandela Oo Maanta Lagu Aasay Tuuladii Uu Ka Soo Jeedo+SAWIRO


nelso mandelaCapetown(Giriyaadnews)-Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela ayaa maanta lugu aasay  deegaankii uu ku dhashay ee QUNU oo ka tirsan gobolka Eastern Cape,kaddib toddobo maalin oo la xusayey geeridisa.Nelson Mandela ayaa maanta loo sameeyey aas qaran oo ay ka soo qeyb galeen madax kala gadisan iyo eheladiisa,waxana meydkiisa galbiyay ciidammo gaar ah oo loogu talogalay iyadoo markii loo qaadayay godka lagu aasayo loo riday madaafiic lagu maamuusayo, waxaana inta aan la aasin goobta ka hadlay madax Afrikaan ah iyo siyaasiyiin kale oo ay isku dhaaweyeen.Madaxweynaha xilligaan haya tallada dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa ugu horreyn munaasabad aaska ka jeediyey hadal qiiro leh oo uu ku aamanay madaxweynihii horre ee geryoodey,waxana uu sheegay in Nelson Mandela,uu hormuud uu ahaa horumarka xilligaan ka jira Koonfur Afrika.

1

4

3

4

2

Lughaya.News

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: