• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Qarax Ka Dhacay Magaalada Nairobi Iyo Fahfaahin Ku Saabsan Siday Wax U Dhaceen


17441Giriyaadnews-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xalay ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo ka dhex-dhacay gaari bas ah oo maraye xaafada Soomaalida ay dagto ee Islii. 

Sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan laamaha Booliiska dalka Kenya, ilaa afar ruux ayaa ku geeriyootay qaraxaasi kuwaasi oo ahaa dhamaantood dad shacab ah oo gaariga baska saarnaa. Dhaawacyada ka dhashay qaraxaasi ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 25-ruux oo shacab ah kuwaasi oo la dhigay isbitaal si xaaladooda caafimaad wax looga qabto,Qof ka bad baaday qaraxa ayaa sheegay inuu maqlay qarax weyn gudaha Baska lagu magacaabo Matatu oo ay saarnaayeen dad badan.

Booliiska Kenya ayaan ilaa iyo hada hadal toos ah kasoo saarin qaraxan xalay ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo qal-qalgeliyay Soomaalida ku nool dalkaasi.

Kenya ayaa waxa ay ciidan kajoogaan Soomaaliya, waxaana ay dagaal adag kula jiraan Ururka Al-Shabaab, oo dhawaan Magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya ka geystay weerar ay ku qaadeen xarunta Ganacsiga Westgate, halkaasi oo ay ku dileen ku dhawaad 67-ruux oo shacab

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: