• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Shirkii Barlaamanka Carabta Oo Somaliya Ay Ka Qayb Gashay Oo Maanta Lagu Soo Gaba-gabeeyey Dalka Cumaan


ArabUnion
Giriyaadnews/Shir ay isugu yimaadeen xubno ka kala socday baarlamaanada dalalka carabta ayaa lagu soo geba gebeyeey magaalada Muscat ee xaruunta dalka Cumaan, kaasi oo Soomaaliya  ay uga qeyb galeen wefdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya.
Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee ka qeyb galay kulanka ayaa sheegay in shirka uu yahay mid sanadle ah oo lagu qaban jiray Qaahira ee xarunta dalka Masar, laakiin sanadkaan lagu qabtay dalka Cumaan, loogana hadlay arrimo kala duwan oo dalalka Carabta quseeya oo ay Soomaaliya ka midtahay.
“Waxyaabaha shirka ka soo baxay waa  ka midtahay in soomaaliya loo sameeyo yabooh, iyadoo shir ay carabtu yeelan doonaan horaanta sanadka cusub, iyadoo xildhibaanada carabta aan uga warbixinay isbadalada dalka ka jira” ayuu Prof Dalxa hadalkiisa ku daray.
Xildhibaanka ayaa xusay in shirkaasi ay ku wehlinayeen gudi xildhibaano ah oo baarlamanka Soomaaliya ka tirsan, islamarkaana shirka uu ku soo gabo gaboobay guul.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: