• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Soo Dhawayn Wayd Ah Iyo Mudaharaad La Cabudhiyay Oo Lagu Qabilay Rashiid Awnuur


sulabshir 34Borama (Waxa maanta) soo gaadhay magaalada Borama Rashiid Aw Nuur oo  hore u ahaan jiray hogaamiyaha Awdal State isaga oo gabi ahaanba ka tanaasulay mawqifkiisii hore ee Awdal State  waxana goob fagaara ah uu sidaasi kaga dhawaaqay.
Dhinacakalena waxa maamulka gobolka iyo kan degmadu ay soo abaabuleeen  madal loogu talo galay in uu dadwaynaha ugu cadeeyo mawqifkiisa ku aadan jiritaanka xukuumada Somaliland iyo sida ay u ahayd wax riyo ah maamulkii Awdal  State , halkaasi oo markii danbe ay ka dhacday fadeexad ku aadan in  shiid iyo qaylo ay dadwaynuhu  ku qaylyeen
. “Danta reer Awdal waxa ay ku jirtaa danta Somaliland mana jirto wax layidhaahdo Awdal State , waxa aanu ku jirnay riyo ee hada ayaan  runtii garanay .” Sidaasi ayuu  ka sheegay goobtii uu ka hadlayey .
Dad wayne aad u farabadan ayaa kala hortagay dhagxaan iyo qaylo balse taasi waxa  awoodku kalakexeeyey ciidamada Bilayska
HALKAN KADAAWO

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: