• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Dawlada Federaalka Soomaaliya Oo Markii U Horeysay Shaaca Ka Qaaday Tirrada Soomaalida Ku Nafwayday Dagaalka Ka Socda K/Suudaan..


Muqdisho-(Giriyaadnews)-Sii hayaha Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Maanta dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay socdaal ay ku tagtay Dalka Dunida ku cusub ee Koonfurta Sudan oo maalmahan dagaalo kasocdeen.
Fowsiyo ayaa sheegtay in Dagaalada Koonfurta Sudan ka socda ay kudhinteen ilaa labo qof oo Soomaali ah mid kalana uu dhaawac soo gaaray, waxa kale oo ay Wasiiradu sheegtay Soomaali gaareysa ilaa 120- in iyana magan galyo ahaan ugu jiraan Xeryaha Un-ka.
Wasiirada ayaa sheegtay in Soomaalida kunool Koonfurta Sudan ay gaarayaan ilaa 10-kun oo qof oo u badan dad dhaqaale heesta oo ganacsiyo kala duwan ku leh dalkaasi qaarkoodna diyaar u yihiin in diyaarado kireestaan si ay uga baxsadaan colaada soo cusboonaatay.
Fowsiyo Yuusuf ayaa sidoo kale tilmaantay in ay la hadashay Wasiirada Wadamada Xuduudaha la leh Dalka South Sudan kana codsaday in Xuduudaha loo furo Soomaalida dalkaasi ka baxsaday ayna ka aqbaleen.
Hadalka kasoo baxay siihaya Wasiirada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa imaanaya xili Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool Koonfurta Sudan ay xaalad halis ah wajahayaan halka Muwaadiniinta kale ee kunool Dalkaasi ay Dowladahooda ka daad gureeyeen Dalkaasi.”
Xafiiska Wararka Giriyaadnews
Muqdisho-Soomaaliya

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: