• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Halkan Ka Dhagayso Waraysi Gaar Ah Oo Ay Giriyaadnews La Yeelatay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland


Hargeisa (Giriyaadnews)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaaliland Saleebaan mohamuoud Aadam oo maanta uu waramay  qaar ka mid ah warbaahinta waxa uu ka hadalay rabshada ka dhacaya magalada burco ee keenay dhimasha iyo dhaawaca.
Waxa hadaladiisa ka mid  ahaa “Saaka way qabowadahay  way degan tahay waa ilaaahay mahadii  weeye waxooga mudahaaradka ka dhacay nin ku dhintay  dhawrna  ku qofna dhawaacmeen ilaahay ku dhintayna ha uu naxariista kuwa dhawaacmayna ilaahay ha caafiyo ha soo celiyo shaqaaqo aan loo baahanayn aya aha oo dalka iyo dadkuba  midna uu baahanayna  hadana gacanta lagu hayaa afar wasiirna u maqnaayeen  wasiir shanaad waa loo diray   iyo xildhibaan”
“way iska dagaysaa sobobta maanta is waydiin mayno waxa kiciyey maanta is waydiin mayno  iyaga warbixinta in inoo keene  han sugno  markaaso bay leedahay  war sugan dawadeeda leedahay eeg waxba kordhin mayso  la hilo waxba kordhin mayso mala awaalkeedu maanta  waftigaa balaadhan  ee dawliga ah.
Giriyaadnews/Hargaysa/Somaliland
Halkan Hoose Ka Dhagayso Waragysigaas

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: