• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Wadahadaladii U Dhaxeeyay Soomaaliya Iyo Somaliland Ay 5 Bisha Dib Uga Furmayaan Turkiga


biixiHargeysa-(Giriyaadnews)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib muddo uu fasax kaga maqnaa shaqada.

Wasiirka oo ka soo degay Madaarka diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa ka hadlay Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu sheegay inuu dalka Turkiga ka dhici doono shan Maalmood ka dib.

Wasiirka oo arrimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi “Wadahadallo burburay ma jiraan, waanuna ka shaqeynaynaa, Shirkii wuxuu shan cisho ka bacdi ka dhici doonaa dalka Turkiga, waxaanuna halkan ka baxaynaa Axadda, anniga iyo weftiga Somaliland uga qayb-galaya”
Wasiirka oo la waydiiyay waxa uu ka odhanayo hadal ergayga qaramada midoobay ee Soomaaliya ka soo yeedhay oo la xidhiidhay in Somaliland lagu xidhay Masuul Mucaarad ah, ayaa ku jawaabay “Warkaa Nickals Kay waxba kama jiraan, Guddoomiye la xidhayna ma jirto, iyagana fariin culus oo ah inay ka fiirsadaan wararka aanay waxba ka jirin ayaanu u dirnay, markaa warkaasi waa khalad ka dhacay xaggooda, inay saxaana waajib ayay ku tahay” ayuu yidhi

Xafiiska Wararka Giriyaadnews

Hargeysa-Somaliland

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: