• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

Faysal Cali Waraabe oo sheegay in haddii xukumada Siilaanyo isku koobto wadahadalada Somaliya, in iyaguna wadahadal la furri doonan Somaliya.


Eng.Faysal-Cali-WaraabeHargeysa-(Giriyaadnews)-Guddomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in haddii xukuumada Siillaanyo ay kaligeed isku koobto wadahadalada Somaliya ay la geleyso in iyaguna ay talaabo qaadi doonaan taas oo ah in iyaguna ka Xisbiyo mucaarid ahaan ay wadahadalo gaar ah la yeelan doonaan somaliya oo ku aadan Madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland.

 Faysal Cali waraabe wax kale oo uu sheegay in Masiirka Shacabka Somaliland aan lagu aamini Karin xukuumada Siilaanyo.

Sidaasi waxa uu ku sheegay mar uu maanta warbaahinta ugu waramayey Madaarka Hargeysa, isaga oo ka soo laabtay Safar muddo uu ugu maqnaa Dalka Imaaradka.

Faysal Cali waraabe ugu horeyan waxa uu ka hadlay Safarkii uu ku maqnaa ee Imaaradka Carabta waxaanu yidhi“Waxaan muddo safar ugu maqnaa Imaaradka Carabta oo halkaasi aanu ugu tagnay dad jecel somaliland oo karaamo leh, waxa ay nagala hadlayeen arrimo ku saabsan shirkii Dood Cilmiyeedka ee la qabanyo.”

Faysal waxa kale oo uu yidhi. “Haddii Xukumada Siillaanyo isku koobto shirka wadahadalada Somaliland iyo Somaliya, anaga ka Xisbiyo mucaarid ahaan, waxaanu somaliya la furri doona Wadahadalo ku saabsan Masiirka Umada Somaliland.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: