• Soodhawayntii Ugaas Cabdirashiid Ee Lafaciise

  • Giriyaadnews Hees Wadani Ah

  • Giriyaadnews Kalasoco qABTA Heesaha Xulka Ah


  • Giriyaadnews Up Date Watch Somali TV Live



    HORN CABLE TV LIVE

    Somali Etopean tv

    Video streaming by Ustream

    <a

  • giriyaad livestream

    http://wn.com/world_press

  • Advertisements

Warka caawa ee 09.09.2016 by wariye Muxiyodiin xiinka


Advertisements

Barnaamijka Ardayda Jaamacadda Eelo ee DIT ga


Daawo Siyaasiyiin Reer Awdal ah Oo ka Hadlay Dacwada Uu Gudoomiha Maxkamada Sare Sheegay in Looga soo Gudbiyay 6da Goobood Ee Lughaya


DAAWO BARNAAMIJ DAAHA KA ROGAYA:Heshiiskii Dubai Ee Dekada Berbera Oo Ethiopia Qayb Ku Leedahay


DAAWO BARNAAMIJ DAAHA KA ROGAYA:Heshiiskii Dubai Ee Dekada Berbera Oo Ethiopia Qayb Ku Leedahay.

Daawo Haweenka Deegaanada 6da Goobood Ee ka Daldalan Lughaya Oo Xukuumada Uga Digay Inay Diwaan-galinta laga Qabto Deegaanadooda.


Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Siilaanyo Ugu Baaqay Inay Talaabo ka Qaado Salaadiinta Awdal kuna Taliyay in 6da Gooboodna….


Guddi Uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Abaaraha U Xilsaaran Oo Ku Baaqay Gurmad Deg Deg In Loo Fidiyo Dadka Aburuhu Saameeyeen


Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shire Oo Faahfaahiyey Abaaraha Ka Dhacay Gobolada Galbeedka Somaliland


Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Abaaraha Ka Dhacay Gobolada Galbeedka Somaliland.

Prof Micheal Walls Oo Ah Macalin Wax Ka Dhiga Jamacada Ugu Wayn Dalkan Ingiriiska Ee Layidhaaho OXFOD Oo Ka Hadlay Taariikhda Soomaaliya Iyo Maamulka Somaliland La Baxay Wuxuu Ka Aaminsanyahay Wuxuu Ku Bilaabay Awdal Waa Dawladii Soomalidu Taariikhdooda Yeesheen Somaliland Shalay Bay Ahayd Waxa La Bixiyey Mana Qabo Inay Dawlad Madax Banaan Noqonayso Ama Noqonkarto


WARANCADE: WAXAAN HOOSTAGNAA DAWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA


taageerada suldaan Wabar


Taageerada Saleebaan Goth


Daawo Musharaxa M/ku Xigeen Xisbiga Macaaridka Ah Ee Ucid Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal+VIDEO


ucdHargaysa (Giriyaadnews) musharaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga macaaridka ah ee ucid cabdi rashiid xasan mataan ayaa maanta dalka dib ugu s00 laabtay iyad0 halkaasina ay kaga h0rtageen musharax madaxwayne ee xisbigaasi aq00nyahan jamaal cali xuseen iy0 bulsha kale 00 ka mid ah tageerayaasha xisbiga ucid

halkan ka daaw0

Giriyaadnews

Daawo Cuqaasha Gobolka Awdal Oo Su’aal Ka Waydiiyey Badhasaabka Gobolka Awdal Muwaadiniintii Xukuumadu U Dhiibtay Sirdoonka Dalka Jabuuti Muxuuse Ku Jawaabay+VIDEO


OGAYSIIS OGAYSII OGAYSIIS OGAYSIIS


Waxaan Ogaysiinaynaa Dhamaan Dadwaynaha Sharaftaleh Ee Sida Habsamida Ah Ula Socda Wargayska Ama Saxaafada Giriyaadnews Ii la Casriyeeyay Shabakada Giriyaadnews Oo Iyadoo Si Casriya Loo Sameeyay Lagu Soo Gali Karo Sidan http://www.Giriyaadnews.com           Anad Ka Heli Doontiin Wax Kasta OO Ad Dananynaysiin Sida Wararka OO Si Habsamiya Isku Dabajooga Iyo Heesaha Xulka Ah Muxaadirooyinka Diiniga Ah History Ama Taariikhda Sooyaalka Ah  Gabayada Murtida Xanbaarsan  Quraan Aqris Iyo Dhagaysi Ah Iyo Tafsiirka Quraanka Kariimka Ah

Balanteenuna Waa http://www.giriyaadnews.com

Daawo Waftigii Loo Magacaabay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Oo Maanta Dalka Ka Ambabaxay Marlabaadna Cod Dheer Asaxaabta Mucaraadka Ugu Sheegay Inaan Iyaga Loo Baahneen


Hergeisa(Giriyaadnews)-Wafti loo magacaabay  wadahadalada u dhexeeya somaliland iyo somaliya ayaa maanta ka Ambabaxay madaarka magaaalada Hergeisa isla markaana si quudhsinimo ku jirto marlabaad Asaxaabta mucaraadka ugu baqaay inaan iyaga loo baahneen.

Daawo Maayirka Degmada BAKI Oo Ka Warbixiyey Waxa U Qabsoomay Ka Degmo Ahaan


Borama(Giriyaadnews)-Maayirka degmada BAKI ayaa ka warbixiyey waxyaabaha u qabsoomay ka gudoomiye ahaan isla markaana iyagoona gacan buuxda ka helin dowlada somaliland.
Hadaba Hoos Ka Daawo Maayirka Oo Arimahaas Ka Warbixixinaya:

“Halkan Ka Daawo Nuxurka Qudbadihii Laga Jeediyay Xafladii Soo Dhawaynta Jaaliyada Reer Awdal Ee UK U Sameeyeen Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi


London-(Giriyaadnews)-”Halkan Ka Daawo Nuxurka Qudbadihii Laga Jeediyay Xafladii Soo Dhawaynta Jaaliyada Reer Awdal Ee UK U Sameeyeen Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi +Video

Faysal Cali Waraabe oo sheegay in haddii xukumada Siilaanyo isku koobto wadahadalada Somaliya, in iyaguna wadahadal la furri doonan Somaliya.


Eng.Faysal-Cali-WaraabeHargeysa-(Giriyaadnews)-Guddomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in haddii xukuumada Siillaanyo ay kaligeed isku koobto wadahadalada Somaliya ay la geleyso in iyaguna ay talaabo qaadi doonaan taas oo ah in iyaguna ka Xisbiyo mucaarid ahaan ay wadahadalo gaar ah la yeelan doonaan somaliya oo ku aadan Madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland.

 Faysal Cali waraabe wax kale oo uu sheegay in Masiirka Shacabka Somaliland aan lagu aamini Karin xukuumada Siilaanyo.

Sidaasi waxa uu ku sheegay mar uu maanta warbaahinta ugu waramayey Madaarka Hargeysa, isaga oo ka soo laabtay Safar muddo uu ugu maqnaa Dalka Imaaradka.

Faysal Cali waraabe ugu horeyan waxa uu ka hadlay Safarkii uu ku maqnaa ee Imaaradka Carabta waxaanu yidhi“Waxaan muddo safar ugu maqnaa Imaaradka Carabta oo halkaasi aanu ugu tagnay dad jecel somaliland oo karaamo leh, waxa ay nagala hadlayeen arrimo ku saabsan shirkii Dood Cilmiyeedka ee la qabanyo.”

Faysal waxa kale oo uu yidhi. “Haddii Xukumada Siillaanyo isku koobto shirka wadahadalada Somaliland iyo Somaliya, anaga ka Xisbiyo mucaarid ahaan, waxaanu somaliya la furri doona Wadahadalo ku saabsan Masiirka Umada Somaliland.

Halkan Ka Daawo Hogaanka Dhaqanka Beelaha Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Dhismaha Dekeda Lughaya Ee Ay Gacanta Ku Hayaan Ururka ARDDAA


Boorama-(Giriyaadnews)-Shir jaraaid oo ay maanta qabteen hogaanka dhaqan gobolada galbeedka Somaliland ayaa waxa ay kaga dareen celiyeen dhismaha dekeda Lughaya, waxana uu shirkan Jaraaid ku soo beegmayaa waqti ay dadka qurbojooga ah ee ka soo jeeda galbeedka Somaliland ay ku hawlan yihiin sidii qaadhaano loogu talo galay dekeda loo gaadhsiin lahaa dalka gudihiisa.

Sul. Ibraahim Jaamac Samatar oo ugu horayn ka hadlay halkaasi ayaa xusay in midnimadu ay tahay mida wax walba oo guul ah lagu gaadhi karo, dhismaha dekeda Lughayana looga baahan yahay in loo midoobo, waxana uu yidhi “Waxa aan hoosta ka xariiqaynaa in hadii aan nahay odayaashii dhaqanka ee gobolada galbeedka Somaliland in dhismaha dekeda Lughaya uu yahay mid ahmiyad gaar ah leh oo loo baahan yahay in loo midoobo sidii looga qayb qaadan lahaa dhismaheeda, Waxa kale oo aan halkan ka sheegaynaa in go’aankii ay gaadheen waxgaradka beelaha Gabaduursi uu salka ku hayay in mudnaanta la siiyo dhismaha dekedaas sanadaha soo socoda, loo hogaansamo oo xil la iska saaro sidii jeebka gacanta loo galin lahaa, waxa aan si gaar ah ugu baaqaynaa jaaliyada gobolada Galbeedka Somaliland eek u nool dalka NORWAY oo aan leenahay waa in aad u hogaansantaan baaqa odayaasha iyo talada guud ee lagu gaadhay in dekeda Lughaya la dhiso, taasi oo waxii qaadhaan ah loogu soo hagaajinayo gudidii loo xilsaaray ee ah Gudida ARDAA, waxana aan leenahay waxa aan idinka codsanaynaa inaad awoodiina midaysaan oo aad awooda isugu keentaan inaad qaadhaanka ka qayb qaadataan, midnimada ayaana ah mida wax lagu yahay ee suura galinaysa in laga wada qayb qaato dhismaha dekeda Lughaya. Sidoo kale waxa aan umada Soomaaliyeed ugu baaqaynaa inay ka qayb qaataan dhismaha dekeda Lughaya, sidoo kalena wax ka gaystaan qaadhaanka loo ururinayo”

Sidoo kale Sul. Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal oo isaguna hadalka qaatay ayaa hoosta ka xariiqay in baahida dhismaha dekeda Lughaya ay tahay mid la garawsaday xukuumaduna ay kaalinteeda ka qaadanayso waxana uu yidhi “Waxaanu go’aansanay inaan dadkeena iyo dadkeena hore u marino oo aan oday iyo aqoonyahan, dhalinyaro iyo xukuumi iyo dhamaanteenba ka qaybqaadano, waxa aan go’aansanay inaan baahideena kal hormarino oo aan dekeda Kaluumaysiga dhismaheeda ku dhaqaaqno oo aan shaqo abuurka iyo khayraadkeena soo bandhigno, waxaan hore u shaacinay in arintaas la isugu tago, maanta waqtigeedii baa gaadhay oo gudaha iyo dibadaba waxaan ognahay inay dhaqdhaqayo arintan lagu suura galinayo ay ka socdaan”

Isga oo hadalka sii wata waxa uu intan raaciyay Sul. Dhawal “Waxaan mar labad iyo mar sedexaad ku celinayaa in dadka ka soo jeeda Galbeedka Somaliland ay yihiin kuwa daneeyayaasha ah ee loo baahan yahay in ay ka qayb qaataan dhimaha dekedaasi, waana wax aanay cid gaar ahi lahayn, waxana aan cadaynaynaa in aanay waxba ka jirin hadalada dadka lagu jahwareerinayo ee odhanaya xukuumada Somaliland ayaa horjoogsanaysa, taasi waxba kama jiraan oo xukuumadani waa mid waxqabadka u soo jeeda oo qaybteeda ka qaadanaysa wax walba oo dhime ah oo dalka ka socda iyo kan dakada Lughaya”.

“Waxaan ugu baaqayaa dhamaan jaaliyadaha iyo gaar ahaan jaaliyada reer Norway inay taas ogsoonaadaan oo ay mudnaanta siiyaan dhismaha dekedaasi, way jiri karaan baahiyo kale oo u baahan in laga qayb qaato wax ka qabashadooda, balse waxa aan ku celinayaa in mudnaanta ay leedahay dekedu loona baahan yahay in qaadhaankeeda la mideeyo oo la muujiyo in loo wada dhan yahay” ayuu yidhi Sul. Dhawal.

Sul. Maxamed Cabdilaahi oo isaguna ka hadlay halkaasi ayaa waxa uu yidhi “Waxa la idinka codsanayaa inaad fulisaan baaqa naga soo baxay ee gudida midnimada beelaa Gadabuursi uu u dhan yahay taasi oo ku baaqaysa in tafaraaruqa la iska fogeeyo oo la ogsoonaado in lagu heshiiyay in la dhiso dekeda Lughaya, oo ay ka qayb qaataan cidwalba oo danaynaysa oo samafalka iyo hormarka jecel, waxa loo baahan yahay in la guuso oo arinta laga midho dhaliyo, guuskuna maanta waa dekeda Lughaya, halkaasi weeye, barbarkay ka baxdaana waa bakayle qaleen, meel ay ka janjeedhona yaanan la sheegin ee ha laga wada qayb qaato dhismaha dekeda.

Si kastaba ha ahaatee waxa xusid mudan in Salaadiintani ay si gaar ah u xuseen in Jaaliyada Galbeedka Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway looga baahan yahay inay soo dhamaystiraan qalabkii ay balan qaadeen, sidoo kalena laga sugayo iyaga oo midaysan inay qaadhaan wax ku ool ah u soo diraan dekeda Lughaya dhismaheeda.

Xafiiska Wararka Giriyaadnews

%d bloggers like this: